Тарифы до −50% до 30.11
Аналитика Telegram-канала
Подписчики
4 991
Охват за 24 ч
71
ER за 24 ч
1,42%
Публикаций
1 196

Динамика подписчиков

7 дней 30 дней 6 месяцев Больше
23 ноя26 ноя29 ноя
Показаны последние 7 дней Больше истории →

Охваты публикаций

20.1122.1123.1127.1127.1128.11
28
Средний охват
113
Лучший результат
Показаны 6 публикаций — последние в канале Больше статистики →

Упоминания

10 346
Упоминаний
6 821
Из них репостов
369
Каналов
Все упоминания

Последние посты

3 из 1 196 2 из 1 196
Naftaada ku hareeree dad kugu beera han iyo hilaad, kuna baraarujinaya inaad nolosha si buuxda ugu milanto, halkii aad ka ahaan lahayd daawade iska dhex jooga jiritaankeeda. La saaxiib dad himiladaada huriya, maankaaga kobciya, aragtidaadana u fura jahooyin cusub dad kugu dhiirrigeliya sahaminta dunida, dhadhaminta waayo-aragnimada iyo garashada in noloshu ka ballaadhan tahay neefsasho iyo maalmo is daba jooga. Meeday noloshii micnaha laheed ee gabadh in lafuro ka cusleed dhimashada aaway xiisihii iyo haybintii dumarka la jeclaado iyadoo loosii maraayo dhulal iyo dhulal si loo hantiyo gabadh keliya la jeclaaday. Meedey isku faankii hidaheena iyo dhaqankii dhaxalka dadkii aynu kasoo farcanay yaabay oo yaabay ee meedey dadkii hamigooda dhan ahaa inay yeeshan 100 geela si ay uga bixiyaan gabadha ay majeertaan. Sal-guurka noloshu meel kasta waa inagaga milmay. ~Gobsan.
ещё
8 0 28 ноя, 19:38
"Haddii fogaantu na kala qaybisay, khayaalku waa inuu na mideeyaa," Intan waxa dhacda in ay agtaada ka tahay isku toos-toosin qoraal, se anniga waa dhabnimadaydii , ugu danbayn! waa tan ku leh:- "Sidaad doontaba iyeel" ___
ещё
19 0 27 ноя, 23:53
Haddaad nolosha qawaddaan Nabadgala oo haajira –Axmed S. Bidde
ещё
14 0 2 27 ноя, 13:48
Больше постов

Продолжить анализ этого канала

  • История роста подписчиков
  • Просмотры и охваты публикаций
  • Кто упоминает канал и кого упоминает он
  • Похожие каналы и подбор для рекламы
Открыть аналитику
Демо до 14 дней