Аналитика Telegram-канала
Подписчики
231
Охват за 24 ч
6
ER за 24 ч
2,60%
Публикаций
297
Динамика подписчиков
7 дней
30 дней
6 месяцев
Больше
23 ноя26 ноя29 ноя
Показаны последние 7 дней
Больше истории →
Охваты публикаций
11.1113.1119.1120.1120.1120.11
4
Средний охват
11
Лучший результат
Показаны 6 публикаций — последние в канале
Больше статистики →
Упоминания
2
Упоминаний
0
Из них репостов
2
Каналов
1
Упоминаний за 90 дней
1
Из них репостов
1
Каналов за 90 дней
Последние посты
3 из 297 2 из 297
Waxaa sanduuqa kaydka lacagta ee dalka Sucuudiga lagu dhuftay gantaal ay Xuutigu ku ganeen Caasimadda Riyaad. Waxaa dabaqan ku keydsanaa ku dhawaad $900B, oo ah hantida Sucuudiga u ah raasamaalka dawliga ah. Waxay ciidammada Sucuudigu sheegeen inay garaaci doonaan Dekedda Xudayda oo ay Xuutiyiintu maammulaan si ay uga aarsadaan. Dhan kale, Xuutiga ayaa sheegay inay ballaadhin doonaan weerarrada haddii laga jawaabo weerarkooda hore. Dhawaan mar xabbad-joojin lala rabay labada dhinac waxay Xuutigu shardi ka dhigeen si dagaalka loo joojiyo inuu Sucuudigu bixiyo $51B, oo magdhaw dagaal ah. Balse, Sucuudiga ayaa tan u arkay baad iyo inuu kooxda dhiig cusub ku shubayo dhaqaalahaasi; taasoo awooddooda sii xoojin karta. Sucuudiga ayaan arrintaas diidmo cad ka muujin, balse wuu ka dheg-huwaday!
Xuutiga, oo ayaamahan jawaab sugayay ayaa hadda weerarradii dibu bilaabmay, iyagoo Sucuudiga cadaadis saaraya!
Su’aasha ayaa ah; Sucuudiga oo riday xabaddii ugu horraysay ee dagaalkani ku bilawday burburka ma qaadan doonaa?
ещё
2
0
20 ноя, 21:41
Warbaahinta Israa’iil, ayaa baahisay xogo ku saabsan Marinka Qasa iyo Xamaas oo lala yaabay.
Waxay sheegtay xogtaasi inay Xamaas, hadda ka hawl-gasho 25-ka degmo ee Marinka Qasa 22 degmo oo kamida Marinka Qasa. 17kii wasaaradood ee Xamaas ay lahayd kahor dagaalka ayaa la sheegay inay hadda toos u shaqeeyaan. Sidoo kale waxay ay cashuurta ka qaadaan ganacsatada; iyagoo ku qasbay inay adeegsadaan lacagta cad; oo ay yareeyaan lacagta taleefannada laysaga diro, maadaama oo aanay dadka wada haysan.
Waxay xogtu xustay inay dawladda Xamaas u shaqeeyaaan 50,000 oo shaqaale, kuwaas oo laamaha dawladda ku kala filiqsan.
Dhanka kale, ciidanka Xamaas, oo dagaalka ka hor ahaa 25,000, ayaa hadda xogtaasi xustay inay gaadheen 30,000 oo ciidan kadib markii jiil cusub ay Xamaas qoratay! Waxaa hadda jiilka kacayaa ay cabbeen nacaybka Israa’iil oo ay indhahooda ku arkeeen!
Taasi waxay kadhigan tahay waxaa Xamaas ka mushahar qaata 80,000 oo shacabka Falastiin ah.
Sawirkani waa shalay, waana Qasa iyo ciidammada Al-Qassam.🫡
ещё
2
0
20 ноя, 21:40
Waddanka Jasaa'ir, ayaa macallin ku arkay shan ka mida ardaydiisa masaajidka salaaddii subax. Wuxuu ka duubay muuqaal uu ku dhiirri-gelinayo isagoo weydiiyay inay ballan-qaadaan inay joogtayn doonaan. Waxaa arkay ubadkii kale ee magaalada maalinkii labaadna waxaa yimi masaajidka ku dhawaad 20 arday. Maalinkii 3aad waxaa yimi 100, illaa saaka oo ay ahayd maalinkii shanaad ay yimaaddeen in ka badan 300 oo arday. Jasaa'ir, waxaa warbaahinta timi gabadh kamida qolyaha reer galbeedka u adeega ee diinta u yaqaanna dibu-dhaca. Waxay sheegtay inay guriga ku tukadaan.
Dabadeedna Challenge-gii wuu tallaabay, oo wuxu gaadhay Suuriya iyo Morocco. Macallimiintiina waxay sii badiyeen baahinta muuqaallo lagu dhiirri-gelinayo ubadkaas dhaxanta u adkaystay; si ay Alle ula kulmaan. Bal haddaba yaab lehe; Morocco, kulahaa waannu joojinay dadkaas salaadda Subax isu imanaya. Kkk.
Waa nidaamyo ku fashilmay kasbashada bulshadooda; oo illaa heer ubadka tukanayaa ay cabsi gelinayaan. Waa nidaamyo dulmiga ay faleen cabsi ku beeray!
ещё
1
0
20 ноя, 21:40
Продолжить анализ этого канала
- История роста подписчиков
- Просмотры и охваты публикаций
- Кто упоминает канал и кого упоминает он
- Похожие каналы и подбор для рекламы
Открыть аналитику
Демо до 14 дней