Телеграм канал ''




2'451 подписчиков
38 просмотров на пост


Детальная рекламная статистика будет доступна после прохождения простой процедуры регистрации


Что это дает?
  • Детальная аналитика 717'417 каналов
  • Доступ к 258'519'634 рекламных постов
  • Поиск по 1'083'436'776 постам
  • Отдача с каждой купленной рекламы
  • Графики динамики изменения показателей канала
  • Где и как размещался канал
  • Детальная статистика по подпискам и отпискам
Telemetr.me

Telemetr.me Подписаться

Аналитика телеграм-каналов - обновления инструмента, новости рынка.

Найдено 25 постов

Web-страница:
MURTI IYO MASKAX
Walaal Ku Soo Dhawoow

Hadii dadku ay wanaag kaaga daydaan oo aad wax wanaagsan farto waxaad ku noolaan doontaa noolal uu Alle (Sw ) Raali ka yahay, Maalinta aakhirana Alle (Sw) waxa uu ku siin doonaa abaal gud wanaagsan ( Janno). Insha Allah🤲❤️
Nabigu (ﷺ) wuxuu yidhi:«Ilaahay waxaa u sugnaaday malaa'ig arlada wareegaysa waxay iga soo gaadhsiinayaan xagga ummadayda salaanta.»

Ku salli Nabigaaga Muxammed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato'e ﷺ.

صَلُّوا۟ عَلَى ٱلنَّبِیِّ ﷺ ...اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ.

📌Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
Изображение
Muqaalkaan dhageyso ka dibna nola wadaag wixii kaga baxay

@XOGOGAALcom
Видео/гифка, 68 сек,
Subax wangsan
Qur,aanka oo la dhegeystaa qalbiga ayuu daawo u yahay ❤🥰🙏
Видео/гифка, 64 сек,
𝙏𝙀𝘼𝙈 Halgan🥰
𝑸𝑨𝒀𝑩𝑻𝑨 𝑳𝑰𝑵𝑲𝒀𝑨𝑫𝑨

〰 ᴅʜɪɪʀɪ ɢᴀʟɪɴᴏ💬
@umu_sulaymaan
@FAAIDOCHANEEL
@mbsdalsanchannel
@ILEYS24
@oNolosha
@XOGOGAALcom
@baraarujiye1
@naftadakukalsoonaw
📝 xɪᴋᴍᴀᴅᴏ ɪʏᴏ sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ🔍
@NAFTEENNA1
@Soyaalkanolosha

📝ʙᴜᴜɢ ɪʏᴏ ϙᴏʀᴍᴏᴏʏɪɴ📚
@murtiiyomaskax

ɪʟᴀ ϙᴏᴤᴏʟ😂
@Qosolxikmadaysan
ᴊᴀᴄᴇʟ❤️
@LAMAANe24h
@HOYGAJACAYLKA
@jaceylqore
@qalbiwacan
🪔 Su'aalo⁉️
@Suaalo_diini_ah
📚Xikmado xul ah💌
@QALINKA24
@GaroGuushaada
💊Caafimaadka💉🩸
@mustaqbalkacaafimaad

~𝑐ℎ𝑎𝑛𝑛𝑒𝑙 𝑘𝑢 𝑑𝑎𝑟𝑖𝑠𝑡𝑎 𝑖𝑦𝑜 𝑤𝑖𝑥𝑖𝑖 𝑓𝑎𝑎ℎ-𝑓𝑎𝑎ℎ𝑖𝑛 𝑎ℎ 𝑘𝑎𝑙𝑎 𝑥𝑎𝑟𝑖𝑖𝑟 @Sagal_cuud🥰

https://t.me/FAAIDOCHANEEL
Web-страница:
FAAIDO CHANEL
FAAIDO CHANEL 😇🥰
Ku dedaal in aad joogtayso sameynta camalo iyo ficilo wanaagsan, ilaa ay dabeecad kuu noqoto. Hal camal oo wanaagsan wuxuu kugu hogaamiyaa mid kale oo wanaagsan 🥰
Riix halkan si aad wax badan u akhrido...
@FAAIDOCHANEEL
@drnjiiB
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Ruux Muslim ah xalaal uma aha inuu argagax geliyo qof Muslim ah.»

Xadiiska waxa ku sugan inayna bannaanayn in qof Muslim ah la argagax geliyo ama la baqdin geliyo haba ahaato si kaftan ah ama ciyaar ah.

❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.

Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
Изображение
Ha raadin qof qurux badan lakin raadi qof ka dhigaya noloshaada qurux

#Arooryo_suban_sxpyaal

@XOGOGAALcom
Hambalyo hambalyo maalinta calanka somaliyed 26 June 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰

@XOGOGAALcom
Изображение
Nabigu (ﷺ) wuxuu yidhi:«Ma jiro maalmo camal wanaagsan oo la sameeyo looga jacayl badanyahay ilaahay xagiisa tobankan maalmood dhexdooda camalka la sameeyo.” Saxaabadu waxay Nabiga waydiiyeen: Xataa jihaadka ilaahay jidkiisa lagu jihaado! NABIGU wuxuu yidhi: “Haa xataa jihaadka waa ka fadli badantahay, hal nin mooyee ninkaasoo xoolihiisii iyo naftiisiiba goobta la tegay ka dibna aan waxba la soo noqonin.»
Изображение
U ogolow naftaada inaad dhacdo Hadana kacdo waayo waaya aragnimadu waxay Timaadaa markaad is barataan dhibaatada

#subax_wangsan_saxpayaal

@XOGOGAALcom
Изображение
Walaalayaal sii faafiya

Salaad Cabdullaahi Mukhtaar, wuxu ku nool yahay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Salaad, maanta ayaan ku dhax arkay Magaalada Baardheere, wuxuna ka so jeeda qoys dan yar ah, wuxu ii sheegay ama ila wadaagay inuu tagay Magaalada Muqdisho, si loo caawiyo.

Lkn Isbitaallada iyo Dhakhaatiirta qaar waxay u sheegeen in dalka aan waxba looga qaban karin balse dibedda in si Deg deg ah, loo qaado ayay u sheegeen wuxuuna dib ugu so laabtay Magaalada Baardheere.

Salaad waa wiil 12 sano jir ah, sida aad aragtaan afka ayaa buro ugu taallo muddo dhowr sanno ayuu la xannuunsan yahay wuxu nooga baahan yahay caawin deg deg ah, waa wiil yar oo garab nooga baahan waana rajeyna inaad caawin doontaan.

Kala xiriir: 0613119552
Изображение
HOYGA SHEKOYINKA
Kanalkan Hoyga Shekoyin waa kanal aad ka heli donto Shekoyin isugu jira /Jacayl❤️ /Qosol😁 /Taxane↪️ iyo Qoraalo xiiso badan😘

💫👉. Fadlan JOIN DHEH

Owner👉 @IshwaqAqil_bot

https://www.youtube.com/c/ishwaqAqil?sub_confirmation=1
https://t.me/HoygaShekoyinka
Web-страница:

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: «Qofka igu salliya hal mar ilaahay baa ku salliya toban goor.»

Ku salli Nabigaaga Muxammed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato'e ﷺ.

صَلُّوا۟ عَلَى ٱلنَّبِیِّ ﷺ ...اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ.
@XadiiskaMaanta
Изображение
Jimco wangsan saxpayaal
Waad mahdsantihin intina jawabta bixisay dadna way qalden dadna way saxen tirada saxda ah waa 45288

#Jimco_wangsan
@XOGOGAALcom
Indhahaga tijaabi oo so qor Tirada Hal kan ku qoran jaw 😍
Изображение
Alxamdulilah maalin wanagsan walalyaal
Изображение
cilmi nafsiga|&Science Facts💡 |History |Wisdom|😱🌓️🌏
Halkaan Waxaad Ka Helo cilmi nafsiga|&Science Facts💡 |History |Wisdom|.


Kusoo biir chanelkena kale .

https://t.me/baraarujiawoodahaaga

Wixii su'al ama talo bixin ah👇

Owner: @mrxoosh


Welcome.
https://t.me/cilminafsiga
Web-страница:
Philosophy فلسفه 🤔🧠.
Falanqaynta iyo soo bandhigida , falsafada sare

Kusoo biir chanelkena kale .

https://t.me/cilminafsiga


Wixii su'al ama talo bixin ah👇

Owner : @AASIYA_CASAYR


15/5/2021 🥰Welcome.
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Qofka uu ilaahay khayr (wanaag) la doono Diinta ayuu fahansiiyaa.» –Bukhaari iyo Muslim

❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso. @XadiiskaMaanta
Изображение
Waxaan qirayaa nicmada aad korkeyga ku nicmaysatay Waxaan kale oo aan illaahayoow, kuu qirayaa danbigeygii ee ii danbi dhaaf maxaa yeelay cid danbi dhaaftaa majirto oo aan adiga Ahayne
Nabbiga,( SCW ) wuxuu inoo caddeeyay in ducadan qofkii ku ducaysta subaxdii ee dhintaa isla maalintaas jannada ayuu galaya qofkii ku ducaysta galabtana ee dhinta ila habeenkaasna jannada ayuu galay
Allaha Ha naga yeelo kuwo ku ducaysta Allah jannadiisana kuwa gelaya ha nagu daro dhamamnten Amiiiiiiiin

#subax_wangsan_saxpayaal

@XOGOGAALcom
🥰🥰❤❤💯💯
Видео/гифка, 24 сек,

Найдено 25 постов