Телеграм канал 'Xaqiiqada nolosha❤☺'

Xaqiiqada nolosha❤☺


14'631 подписчиков
847 просмотров на пост

Soo dhawoow✌, Nagu soo biir🤗 Hal qof xitaa udir channelka Mahadsanid .
Salaam!
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad Inoo Soo Cammirtaan 6k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!

@xaqiiqadanolosha

Детальная рекламная статистика будет доступна после прохождения простой процедуры регистрации


Что это дает?
  • Детальная аналитика 5'623'260 каналов
  • Доступ к 1'533'798'153 рекламных постов
  • Поиск по 4'951'138'007 постам
  • Отдача с каждой купленной рекламы
  • Графики динамики изменения показателей канала
  • Где и как размещался канал
  • Детальная статистика по подпискам и отпискам
Telemetr.me

Telemetr.me Подписаться

Аналитика телеграм-каналов - обновления инструмента, новости рынка.

Найдено 983 поста

Ka helitaanka ruux waa dabci iska caadi ah balse ka helitaanka ruux naftaada fahmaayo dabeecadaada kuugu daryeelayo kuuna fahmaayo adiga oonan hadlin ixtiraam kuu muujinaayo naftaada kulana kaftamaayo waa hadiyad aan si fudud lagu heli karin❤️😘

Изображение

Waxaad Igeysay Meel Fog 🙂
Waxaan Kuu Balan Qadayaa Inaan
Masixidoono Dhamaan Xasuusahaaga
Nolosheyda Dhan Aan Kamasixidoono
Wax walbo Nasoo Dhaxmaray , Waxaan wax Walbo Usameyay Sidaan Adiga Kuu Ilaashan Lahaa , Wax walbo Waxaan Ugu Samrayna Si Aan Ukala Fogaan , Marwaliba Waxey Nafteyda Jecleyd Iney Kusiiso Naxariis iyo Jaceyl Badan Markasto Waxaan Ku Riyoonjiray Inaan Kuwada Nolaano Nolol qurux Badan iyo Mustaqbal Wanaagsan , lakiin Ma awoodo Halahaan Kadib Naf Aniga Iqiimeynin Ina Rabin Inaan Kadabo Ordo Oo Akteyda Waxba Ka aheyn 💔 Waxaan Filaa Waxaad Heysataa Meel AAD Farxad Ku Dareemeyso , Meel Aniga Iga Fiican Waxaan Ku Rajeynayaa Nolol Ka Qurxoon Mideyda , Ku Nolow Farxad Iyo Naxariis Nabadgalyo 💔 Adiguna Ayaankaa Anigana Nasiibkey Macsalaamo😩🥺

👍 4
💔 2
❤ 1
🥰 1
Изображение

Waxaa dhammaaday haaf kamid ah maalmaha Ramadan waxaa inoo haray haaf kale, Hadi aad ka gaabisay hagaaji Inta soo hartay, hadii aad wanaajisay ha daalin horre u soco, kamid nogo kuwa hormaray .
#Ramadan15 #Alhamdulilaah.

❤ 6
👍 1
Изображение

✨أنت إمرأة لا أحسبها بالساعات وبالأيام أنت إمرأة تسكّن جسدي مند ملايين الأ عوام أنت إمرأة صنعت من فاكهة الحب ومن دهب الأحلام....... ❤️😘

•Adiga waxaa tahay gabadha aan •ku xisaabin saacado iyo maalmo Waxaa tahay gabadha dagtay jirkayga malaayiin sano kahor Waxaa tahay gabadha ka beerantay mirihii jacaylka iyo riyadii dahabka.... ❤️😘

@xaqiiqadanolosha

👍 4
Изображение

Gcliye Ma og thy Dawoyinka Aan Aktada Ka Helo xitaa mabixiyaan Dhaqatirta Calamka Elaa (ALLE SWC) Moyaane
          😘❤️👍

❤ 16
👍 4
👎 1
Изображение

💠SOMALI TELEGRAM CHANNELS💠

108k🌐Somali Books 📚

░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
52k 😎Somali Library⚡️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
31k 💭Xikmado iyo murti 💙
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
31k 💰Kobciye Books 📚
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
21k 💞Mucaashaq Jacayl 🌸
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
20k 💰Dhiiragaliye 📚
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
18k 🆓strong> Free Udx Courses🈚️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
17k 📖 Aqoon Kobciye 📒
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
16k 👩‍🦰 Hidaayatu Rabistrong> 🧕
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
16k 🎓 Dunida Suuganta 🎩
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
15k 🍎 Quruxda Islamka 🍀
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🪴Al-Xakiim Channel🌼
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k ✨Dareen Side🔥
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ☢️ Som Motivation 📳
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♨️ Qalbiyadeenastrong> 💢
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🧩 Faiido Channel🪝
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 💬 albaani channelstrong> 🗯
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 👩 Hogaan Dumarstrong> 🧕
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k 🍇 Nuxur Sidestrong> 🌬
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
09k 🌎strong> Haqabtire Online⚡️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
05k 🍁strong> Ruuxda Dagan🌷
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
05k 🫧 MaanHage 💫
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░

━━━━━━━━━━━━
⭐️ Vip Channel ➡️ JOIN ALL
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channel

❤ 1

Laabtaada marka galo
Waxaadba moodaa inuu
Iga dagay dunida mugood
Oo culeys ah.❤️‍🩹💝

❤ 12
Изображение

Ku qurxiya habeenkiina salliga nebiga.❤️

❤ 1

Alle ha u naxariisto Aabo macan Waad fogaatay balse waxad tagtay Gurigaagi dhabta ahaa 😔😢🥹shalay ayuu ku dhintay cusbitaalka weyn ee burco somaliland 2:30pm taariikhdana 13/3/2024. Janatul Fardawsa Allow nagu wada kulmi aamin aamiin. 🥹🥲

Изображение

2k insha allah intaan la gaadhin 15 Ramadaan na gaadhsiiya Azaxpyyy...... ❤️😋

https://t.me/Deganibraahim

❤ 1

❤️::𝐹𝑎𝑟𝑖𝑖𝑛𝑡𝑎 𝐷𝑎𝑎ℎ𝑠𝑜𝑜𝑛 💌🥀ˣᵃˡ𝑞𝑎𝑑𝑎 1ᵃᵃᵈ

🌻..."Kulan ka Qurux badan majiro markeynu ka wada hadleyno wanaaga nolosheyna IYO Hormarkeena Hadafkiisuna yahay jaceyl Aan dhamaad, laheyn🥺🥀👩‍❤️‍💋‍👨 ✅

Nabadgelyo iyo naxariis korkooda ha ahaato kuwa isku jecel sida ay yihiin , isku daneeya ,iskuna ilaashada sida dad weligood soo wada jiray."🖇❤️🔐


𝘙𝘢𝘮𝘢𝘥𝘢𝘢𝘯 maalintii 8⃣aad🖤✨✅

❤️::اللهم تقبل صيامنا وقيامنا واجعلنا من المقبولين🖤✨
           .....................................................................

🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦𝗓𝗇......❤️🌸

❤️ ㅤ  💬       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ
✅👍🖤

❤ 9
Изображение

💠SOMALI TELEGRAM CHANNELS💠

107k🌐Somali Books 📚

░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
52k 😎Somali Library⚡️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
31k 💭Xikmado iyo murti 💙
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
30k 💰Kobciye Books 📚
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
21k 💞Mucaashaq Jacayl 🌸
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
20k 💰Dhiiragaliye 📚
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
18k 🆓strong> Free Udx Courses🈚️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
17k 📖 Aqoon Kobciye 📒
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
16k 👩‍🦰 Hidaayatu Rabistrong> 🧕
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
16k 🎓 Dunida Suuganta 🎩
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
15k 🍎 Quruxda Islamka 🍀
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🪴Al-Xakiim Channel🌼
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ✨Dareen Side🔥
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ☢️ Som Motivation 📳
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♨️ Qalbiyadeenastrong> 💢
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 🧩 Faiido Channel🪝
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 💬 albaani channelstrong> 🗯
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 👩 Hogaan Dumarstrong> 🧕
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k 🍇 Nuxur Sidestrong> 🌬
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
09k 🌎strong> Haqabtire Online⚡️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
05k 🫧 MaanHage WP 💫
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░

━━━━━━━━━━━━
⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channel

👍 4

Maxaa ka orod badan maalmaha Waxaan soo gaarnay Maalinta 6aad Ramadan. Ilaaheyoow Inta aan gaabinay naga cafi, Inta soo socotane na gaarsii annago caafimaad qabno, Rabiyoow naga mid dhig kuwa u deg-dego cibaadada. ❤️

👍 6
❤ 4
👏 1
Изображение

Insha Allah waxan sugnaaba waa 2k. Iyo wax k badan.
Waa wlalasheen Oo idin xasuusinaysaa Hadalada wngzn oo qiime badan fadlan ha dhaafin adoo mahadsan❤️👍


https://t.me/Deganibraahim

Dareen baad igu abuurtay
Dadkaad iga soocday
Dooq baad ibartay
Dadnimadeeydaan kor u qaaday
Duunyo kuguma doorsado
Dowladii nafteydaay,😘❤️💤

Ramadan Mubarak😍 day 3

👍 2
Изображение

💠SOMALI TELEGRAM CHANNELS💠

107k🌐Somali Books 📚
━━━━━━━━━━━━
51k 😎Somali Library⚡️
━━━━━━━━━━━━
31k 💭Xikmado iyo murti 💙
━━━━━━━━━━━━
30k 💰Kobciye Books 📚
━━━━━━━━━━━━
20k 💰Dhiiragaliye 📚
━━━━━━━━━━━━
18k 🆓 Free Udx Courses🈚️
━━━━━━━━━━━━
17k 📖 Aqoon Kobciye 📒
━━━━━━━━━━━━
16k 👩‍🦰 Hidaayatu Rabi 🧕
━━━━━━━━━━━━
15k 🎓 Dunida Suuganta 🎩
━━━━━━━━━━━━
15k 🍎 Quruxda Islamka 🍀
━━━━━━━━━━━━
14k 🪴Al-Xakiim Channel🌼
━━━━━━━━━━━━

14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸
━━━━━━━━━━━━

14k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀
━━━━━━━━━━━━

13k ✨Dareen Side🔥
━━━━━━━━━━━━

13k ☢️ Som Motivation 📳
━━━━━━━━━━━━

13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
━━━━━━━━━━━━

13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
━━━━━━━━━━━━

13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
━━━━━━━━━━━━

13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
━━━━━━━━━━━━

13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
━━━━━━━━━━━━
12k 🧩 Faiido Channel🪝
━━━━━━━━━━━━

12k 💬 albaani channel 🗯
━━━━━━━━━━━━

12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
━━━━━━━━━━━━

12k 👩 Hogaan Dumar 🧕
━━━━━━━━━━━━

11k 📒 Qoraalo kooban 👀
━━━━━━━━━━━━

10k 🍇 Nuxur Side 🌬
━━━━━━━━━━━━

10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
━━━━━━━━━━━━

9k 🌎 Haqabtire Online⚡️
━━━━━━━━━━━━

5k 🫧 MaanHage WP 💫


━━━━━━━━━━━━
⭐️Vip Channel➡️ Join now ✅
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channel

❤ 1

Dawladda Sucuudiga ayaa sheegtay in maalinka berritoole ay tahay Ramadan kadib markii ay arkeen in ay curatay bisha barakaysan ee Ramadan.
1/Ramadaan /1445. 11/3/2024.

Ramadan Mubarak My family @xaqiiqadanolosha

❤ 15
👍 4
🥰 3
Изображение

Jaceylka macakiisa
Waxaan dareemay
Markaan marwadeyda
Noqotay.♥️

NAXDIN JACEYL 😢 PART 3

❤ 13
👍 4
Изображение

Найдено 983 поста