Телеграм канал ''




243 подписчиков
24 просмотров на пост


Детальная рекламная статистика будет доступна после прохождения простой процедуры регистрации


Что это дает?
  • Детальная аналитика 706'628 каналов
  • Доступ к 253'001'605 рекламных постов
  • Поиск по 1'066'428'942 постам
  • Отдача с каждой купленной рекламы
  • Графики динамики изменения показателей канала
  • Где и как размещался канал
  • Детальная статистика по подпискам и отпискам
Telemetr.me

Telemetr.me Подписаться

Аналитика телеграм-каналов - обновления инструмента, новости рынка.

Найдено 66 постов

Waa dhaqan ka Jiro Dalka Sudan Wiilka Inta uusan Guursan ayaa la Tijaabinayaa inuu yahay Geesi waxaa saf Ka marayo dhalin yarta Xaafdda oo Markaa UL la dhacaya .

Hadii uu wax yar Xanuun dareemo isagana waa ku Gabar la' yahay Sheekada ayaa ah Tumoowga u adkeeso ama Gabar La'aan Iska Noolow ..


Wiiloow maxaa sameyn laheyt😂
@iftiinkanolosh
Изображение
Adigoo Diinta ku adag wax walboo ay diintaada ku amrayso Sameynaayo hadii aad u baahato Inaad update iska dhigto ogoow Wadada toosan inaa ka dhumi rabto🙄
Dhalinyaro mahele karaa 10 qof oo channelkeena noo share gareysa
Waxa uu biilaa banayaa soonka 10ka maalin ee bisha dilxiji ugu horreeya
Berito oo ah maalin khamiis ah,
Qofki soomi karaya ha ka faaiidaysto,
Sidoo kale isku day 10ka maalin quraanka inaad ku dajiso albaqra ilaa suuratu naas
Adoo halkii maalinba aqrinaya 3jus,

@mohabashir12
Изображение
Maalin walba oo cusub waxay la timaadaa awood cusub, Rajo cusub, Afkaar cusub, Aragti cusub, iyo Fursad cusub.

Ka faa'iideyso maalintaada cusub, isticmaal awooddaada cusub, ku noolow rajadaada cusub, naaxi Fikradahaaga cusub, qeybi afkaarahaaga cusub, kana faa'iideyso fursaddaada cusub.

Subax wanaagsan
@Iftiinkanolosh
Изображение
Mar kasta oo mugdiga habeenkii uu sii madoobaadaba waxaa loo sii dhawaanayaa iftiinka cad-ceeda waaberiga,

Sida mugdiga habeenkii u dhamaado ama u tago ayaa culeyska iyo dhibaatooyinka haysta qofka ay u dhamaanayaan ee ha niyad jabin, mar kastana badi baryada Ilaahay (sw)✅🔥🩸
@mohabashir12
Изображение
Dulqaadkaan Ku Lahaaday,
Daneentan Kuu Hibeeyay ,
Jaceylkaan Kuugu Deeqay,
Hadaad Mar Dareemi Wayday Qofban Dabadey Aduunka Jaceyl Daacada Ku Siin.
Islaan da'ah ayaa lagu yidhi kala dooro inaan xalwad kuso iibino iyo inaan nin kugu darno, intey aamustay bey tiri sow hore idinkuma shegin inaan sonkor qabo, islamaha lagama dhawa.🤣🤣🤣

@IFTIINKANOLOSH
Изображение
Marka ay dadka wanaagsani xumaanta ka aamusaan;kuwa xumi waxay isu maleeyaan inay wanaagsan/saxan yihiin.

@mohabashir12
Изображение
Nabad Galyo Korkooda Ha Ahaato Dadka Wanaagsan, Dadka Aadan Ku Arkeen Meelaha Kale Ilaa Meelaha Wanaagsan Mooyaane.

Dadka Qalbiyadda Suuban, Xaasid Nimada Iyo Qiyaanada Aan Aqoon, Dadka Dhowrsan, Iskuna Dayo Had Iyo Jeer Iyo Dadka Kale Dhowraan.

Nabad Galyo Korkooda Ha Ahaato Dadka Dartood Maanta Ay Dunida Ku Dhisan Tahay, Dadka Isku Dayo Inay Ilaaliyaan Qalbiyadda Dadka Kale.

Dadka Dulqaadka Badan, Kuwa Edebta u Saaxiibka Ah Markastana Ku Dadaalo Siddaay Dadkale u Gaarsiin Lahaayeen Dhanbaalka Suuban..


@mohabashir12
Noloshu ma toosnaato waligeed..dhibaato ayaa dhacda.

Dhibaato hadday kugu dhacdana maaha inay kuu dhammaatay.

Waase bilaw aad bilaabayso nolol ka duwan tii hore.

@IFTIINKANOLOSH
Изображение
Tilmaan iyo tasfiirin uma baahni
Sumadeydu waa caan
Caadkaan ku caweeya
Cadowgeyga cagtaan la dulmaraa
Ciidankeygu waa caan
Cadowgey cabsiiyaan
Ciideydu waa caraf 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

@IFTIINKANOLOSH🍂nagu soo biir🌸
Изображение
Ilaahey xikmad ayuu ka leeyahay haddii adigoo dadaalay aad heli wayso wixii aad rabtay. Qorshaha aad rabto iyo waqtiga aad rabto waxaa 100% ka wanaagsan sida Ilaahey kula rabo iyo goorta ugu habboon. Ilaahey isaga ayaa kaa ogsoon waxa kuu wanaagsan, adigu dadaal mar kasta hana ka rejo dhigin in aad wax fiican hesho.
Hampalyo 26 june dhamaan somali weyn hampalyo qeybta commentiga hambalyada aan ka arko 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Subax wngsn 🌅🥰
Изображение
Kolayba waligey Xor ayaan ahaa🥴 Awooweyaasheyna lama gumeysan waligood😘

Buuqa badan ma ficno marka😎
Qasaraha ugu badan waxaa uu nasoo garaa in ka badan nefteena markaan amino qof aan u qalmin aana dareensiino in aan ka maarmi weeyno 💫🔥
@IFTIINKANOLOSH

Найдено 66 постов